Author Topic: Su'aal: Ii sharraxa baaritaankaan shahwada?  (Read 3597 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdulcade

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ii sharraxa baaritaankaan shahwada?
« on: May 04, 2018, 10:11:20 PM »
Asc Walal marka hora aad ba u mahadsantihiin Somalidoc. Walal waxaa la  igu sameeyey baaritan shahwo taas oo ahayd qaabkan hoose, Marka waxaan idinka codsanayaa inaa ii sharaxdaan iina sheegtaan wixii cilad ah ee  ku jira:

Valume:3.5ml (1.5  - 6.0)ml
color: Creamy white
Viscosity: Normal
Time of liquefaction: 20m
Sperm Count: 90million/ml    (20 -120)million/ejac
Total sperm count/sample:  315million /ejac  (>40million/ejac)
Abnormal forms: 30 (up to 30)%
Plus cells:   2-4/HPF
R.B.Cs :       0-2/HPF
Spermatogenic cells: 3-4 /HPF
Agglutination: Nil
Others: Nill 
Motility:         
            after haft hr   %after 1 hr    %after 2:
Grade A:      30              20                    10

Grade B:        5                5                       5

Grade C:         5               5                        5

Grade D:        60             70                     80
Normal motility = 25% or more of grade A  OR 50% or more grade A +B




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ii sharraxa baaritaankaan shahwada?
« Reply #1 on: December 22, 2018, 09:58:58 PM »
Baaritaankaan waxaa ka muuqdo in shahwadu tiro ahaan ay fiican tahay, laakiin cillad xagga tayada inay jirto taasoo ah in xawaaraheeda uu liito oo sdiii la rabay aysan u gaari karin ugxanta, waaad u baahan tahay in daawooyin dhinacaas kaa caawinayo in lagaa siiyo, dhib wayn ma jiro waa wax la xallin karo insha'llah.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 38953
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shahwada inee bananka uso daadato markasto, dabiici miyaa?

Started by IlhaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 30910
Last post June 26, 2015, 02:38:58 AM
by Cali Asaaro
Su'aal: Maxaa keeni karo shahwada oo dhaqsi ka imaata qofka?

Started by AnwarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 22250
Last post July 10, 2011, 08:10:55 PM
by SomaliDoc
Biyaha ama Shahwada oo laysku celiyo dhib miye ledahay?

Started by IlyaasmaxamedBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 9743
Last post December 22, 2017, 03:27:38 PM
by Ilyaasmaxamed
Su'aal: Meeshii shahwada laga rabay dhiig ayaa ka yimid?

Started by Kaamil121Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 22326
Last post December 20, 2018, 10:03:39 PM
by SomaliDoc