Author Topic: Su'aal: Wadnaha ayaa laygaga dhagayaa?  (Read 3102 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nasrudiin

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wadnaha ayaa laygaga dhagayaa?
« on: May 09, 2018, 11:13:03 AM »
Asc Dr su,aal aan rabaa inan ku weydiyo waxan isku arkay cilad wadnaha ah xaasna malihi waxan ahay wiil 21jir ah taasoo aan dareemo marka ay riyo biyo iiga yimaadaan ama waxan koocada lo yaqaan taas oo aad moodo in wadnaha laygaga dhegayo dhawr jeer hadana laysii deynayo markiba taasoo sii jiraysaa ilaa 24saac riyada ka dib marka Doctor iga jahli saar ma xanuun wadnaha ahbaa oo dhakhtar u baahan mise waa  wax iska caadiya dhiigayguna ma yara HB=17m/dl




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Wadnaha ayaa laygaga dhagayaa?
« Reply #1 on: December 24, 2018, 09:30:17 PM »
Ma markaas biyaha kaa yimaadeen ayaad soo kacdaa iyadoo wadnaha lagaaga dhagan yahay, mise subaxdii ayaad la soo toostaa cilladaan oo illaa 24 saac ayaad sii dareentaa? fadlan soo faahfaahin cabashadaada.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: