Health Related Forums > Islam and Medicine

هل تــدكــرت أيـهـــا الــطــبـــيــب

<< < (2/2)

Muna1:
جزاك الله خير الجزاء

Dr.Nasra:
Aad iyo aad umahadsantahay Muslim doc(ism calaa musammaa).
    waxa ugu horeya oo iguso dhacay waa inan print garesto-sida student of knowledge yiri-, wallahi waa wax naga maqan inteena badan una baahanahay isxasusino.
                Fajazakallahu kheyra.

Jalaaludiin:
Assalaamu calykum waraxmatullaahi   xaqqan aad ayay ii anfacday waanadaas ah khaasatan ruuxa somaliya oo aad ogtihiin bay ilatahay wadciga dibbiga lagu shaqeeyo aysan jirin wax alla kacabsi ah mariidka aanlaga fakirin lana xushmayn bal loola baxo magacyo cajiib ah ......... al muhimm thank you alot muslim doc allah waxaan kabaryaaa inuu inaga dhigo allathina yastimicunal qowl fa yattabicuuna axsanahu .
hadaad ii ogoshahay waxaan jeclaaan lahaa inaan ka sameeyo muxaadara jaamacada benaadir aaku qabanno usbuuciiba inaan cinwaankaagaas soo qaato sii loo gaarsiiya mujtmaca badan oo donaayo inaan dhaqaatiir noqdaan .,
shukran
jalaaludiin

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version