General Discussions > New Members
Salama Caleekom
(1/1)
jareer:
Salamacaleekom Soomaliyeey waanii salaamay ,mafaaydiinoo mafiicniidiinooo .. linkingiiina google kaheliy waa nii salaamaa su'aalo wixiin khawana inaa idin weediiyo ineedaan dhiwsanin aa rajeenaayaa .
Toldo:
waclaykum salaaaaaaaaaam
walaalkeen jareer horta waxa ku faraxsanahay inaa noqdo qofka koowaad oo ku dhaho WELCOME TO THE SOMALIDOC WEB , gacmo furan aa kugu soo dhaweeneenaa and waxa su'aalo qabtid u are free to ask ee hanagala xishoonin , i think webkan inaa ka heli doontid alot of advantages .
Any way welcome brother.
Munim:
W.S.W.W Bro Jareer kusoo dhawoow webka wax la dhibsanaayo majirto kuligeena waxan mesha u joogna in aan kala faidaysano iyadoon la is dhibsanin.
marka welcome with open hands
Lovely_Huda:
u r very welcome to display your questions and ur topics we are here to learn from eachother bro
Geeljire:
SD is addictive! Don't say we never warned you! ;)
Regards,
~Geeljire.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version