Diseases and Conditions > Cudurrada Qaliinka

Baabasiir (Haemorrhoids)

<< < (2/4) > >>

Filsan Ali:
 mahadsanid jawabtaada fasiixa ah walaal:) :)

Sharhasaad2012:
ASC aad bad doctor umahadsan tahay sida qimaha iyo qayaha leh aad usharaxday Baabasiirta wadna kumahadsan tahay ilahayna cilmigagaga haku sa'idiyo su'ashaydu waxay tahay hadii uu qofku kudhaco laba jeer ama kabadan Baabasirtu waxay dadku yidhahdaan raganimada waxbay yesha oo xaskaaga uma hamadoonaysid. Marka waxan donayey inad iga soo jaahil sarto adigoo mahadsan.



Jazaakalaaah

SomaliDoc:
Su'aasha jawaabteeda halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2969.0.html

Warsuge:
Aad ayaad ugu mahadsan tihiin dedaalkiinan.

Ladan-cadeey:
asc waan salamay dr walal waxan aad ugu xanuun sadaa babasiirka mudo 3sano ah musqusha marka tago mar mar ayuu dhiig iga yimaada dhaqtar ayaan tagay qalin waaye u dhahay  fiisikol aya ku haya i dhahay hadale dhaqtar kale aan tagay wuxuu i dhahay hadii lagu qalo 5 bil kasta qaalin aad u bahaneesa waan ku daalay sidan daqtar u aadayay dawada markan cunaa saxrada wee ii jilcan tahay marka iska dhaafo saxrada adeeg waaye  dhabar xanuuna waan dareemaa iyo xanuun aad u daran hal ayaa igu yalay hada 2 ee noqdeen marka waxan kaa codsan lahaa  inaa iga soo jaawaabto su'aashan waad mahadsan tihin asc

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

[*] Previous page

Go to full version