Author Topic: Su'aal: Hamiga galmada oo yaraado?  (Read 4970 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Deeqo Ali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hamiga galmada oo yaraado?
« on: November 29, 2019, 05:54:38 AM »
Waan idin salamay bahda soomaali doctors allah abaalkiina jano haka dhigo
Sual ayaa qaba waxay tahay maxa keeno in hamiga galmada yaraado dhalmada kadib
Waxan iska arkay hami yari markaan cunugega labad dhalay dhowr bil ladib caadi ayuu hamigegii igu soo labtay hada ilmihi sadexaad ayaa dhalay hamigi galmada waa iga maqan yahay ilmahayga hada 5 bil wax dareen ah  ninkaga uma haayo galmada xanunkuma lihi lkn rabitaan ba uma haayo waa dhibsadàa inaan galmo sameyo madama aan jinaad u hayn
Dr maxa xal u  ah hami yarida galmada plz dhaqso iso jabwb warwar ayaay igi haysaa mahadaanidiin sod




 

Su'aal: Maxaa sababa xanuun ku yimaada raga xiliga galmada?

Started by Shamso MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 20674
Last post September 16, 2015, 02:20:23 PM
by SomaliDoc
Su'aalo: Caadada Wareersan? Galmada Badan? Xilliga Uurqaadka?

Started by CaaishaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 51470
Last post January 01, 2011, 08:43:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Kiniinka awooda galmada maxuu udhimi karaa caafimaadka?

Started by TimocadeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 36063
Last post March 31, 2017, 07:43:12 PM
by SomaliDoc
Suáal: Cudurka macaanka galmada ma layskugu gudbiyaa?

Started by Ahmed333Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26640
Last post June 12, 2009, 12:08:53 AM
by SomaliDoc
SU'AAL: DHIBAATOOYINKA EEY KEENAAN DAAWOOYINKA GALMADA LOOGU KAALMEEYSTO?

Started by GEEDOOWBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 9
Views: 93770
Last post June 05, 2011, 06:41:43 PM
by SomaliDoc