Author Topic: Su'aal: Allerji aad u xun ayaa igu kacay?  (Read 2009 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline mohmed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Allerji aad u xun ayaa igu kacay?
« on: August 24, 2020, 11:00:35 PM »
Asc DR magacaygu mohamed waxaan liqay dawooyin alargy ku ahay sida cotrimoxazol  augmatin ciprofloxacin
Ka dib waxaan qaaday alargy xun oo iga dagi waayay waxaana I kacay qanjirada ku jira garbaha daamanka iyo miskaha waxaan kaloo yeeshay dhidid habeynkii markaan seexdo ah
.dhamaan dawooyinkaas waan joojiyay waxaana ku badalay prednisolone iyo amoxicillin tab

Wax is basal ah mahaayo qanjiradii kaarka unbaa iga jabay wey soo taagan yihiin hada waxaa ii dheer madax xanuun marna daqiiqado aan ka roonanaayo waxayar la Donna I qabaanyo  ila tali dr mahadsanid