Author Topic: Cilada Shaqsiyada  (Read 2682 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Alcadaala

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Cilada Shaqsiyada
« on: January 27, 2021, 08:12:14 PM »
Asc Bahda Somalidoc, Waxan rabay inaan waydiiyo Waxan isku arkay inaanan Waxbaba diidayn Hadii xataa anan Rabin isaga aamuso Barigii hore dhib iguma hayn lakin hada wax la isoo bandhigay Inaan aqbalo hadhawna buuq igu keento sidee Ciladaas isaga Jaraa Mahadsanid




Offline Milica_soomali

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 64
  • Points: +0/-0
Re: Cilada Shaqsiyada
« Reply #1 on: January 29, 2021, 10:45:27 PM »
Waan ku jecelahay, aadna waan kuugu faanaa. Dhunkasho.


 

Su'aal: Cilada naaso bararka runti dhib weyn ayaan ku qabaa?

Started by Dada AmiinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24201
Last post October 31, 2016, 04:11:20 PM
by SomaliDoc