Author Topic: Asc su,aal  (Read 2638 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Amranqaaali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
Asc su,aal
« on: January 29, 2021, 10:18:45 PM »
Asc doctor waxa I xanuna wadnaha waxa aya imuda marna idin aya iga qabata marna xoog ayau ii garaca hospital marka tagay waxey idhahen waxbo maqabtit dhigag ayey ka qaden iyo naska bidix wax iga dhadhajiye waxbo maqabtit idhahen mashin yar xata wala iga xeray habenki dhan igu xerna subixi layga furay lkn waxbo maqabtit idhahen ane walal iga hayo gasne wan qaba boga ihura korka ihura hurdad kuso naxa daaco badan saxara layga baray bakteriyo maqabtit aya ley dhahay hada tuba ibalansan lkn wadnaha walal iga hayaa hada ka hore subax nimo ayu said igaracay ani dhan qabow noqday kadib isbital aday dhiga layga qaday waxa laygu xeray kanini 2isbuuc la cunayo iiso qoren magacisa wakan kaleorid 1g jazakallah doctor illahay ajir haka siyo ????




Offline Milica_soomali

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 64
  • Points: +0/-0
Re: Asc su,aal
« Reply #1 on: January 29, 2021, 10:46:48 PM »
Qaado asbiriin, cun cun caafimaad leh oo naso!

Offline Amranqaaali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
Re: Asc su,aal
« Reply #2 on: January 30, 2021, 03:33:27 PM »
Dhatarkena waxa joga Finland asbirin mayalo maku arkin waxan daremayo walwal malahn miya teda kale jawabaha wala badalay san ma ahan jiray illahay hanoka daayo waana cawisaa