Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Kaadi haysta ku dabacda

(1/1)

Hoden Hassan:
Maxa lagu garta kaadi haysta inay ku dabacday ?
Maxa sababa inay kadi ku qabayo markasta ama ba hadi cad cabitan  cabto sida biyaha isla mar ka cabtay ama kabatay 5mint kadib ?
Hada is ku aragto marka dhashy ilma kowad sidan maxay tahy dhibku ?
Se maxa u daawa  ?
Plz doc iiso jawan adan uga walwal sanahy shukran

Milica_soomali:

Navigation

[0] Message Index

Go to full version