Author Topic: Cadada iga tagtay  (Read 2993 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hoden Hassan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Cadada iga tagtay
« on: February 07, 2021, 06:46:55 AM »
Asc maxa sababa in ay caadadu mararka qaar iska maqnaato   10 bil  6 bil 4 bil ugu yaran adoon qabin wax xanuuna oodna la kulantay dhakhtar kas oo i saaray computer ii na sheegay inan qabin wax  xanuuna lakin waxn dareemaya daal fara badan dhabar xanuun dhabarka inta danbo idaalan oo ad moodo inuu culays iga saran yahay marka foorarsado dhabarko ad i xanuuna tamar dari hadan hawl qabto tamar la aan an dareema markiba cabitan radina san energy u yeesho  mar ka horena ma cuno cunto nafaqo leh markan dhalay ilma hii iigu horeeyay oo aa cadi u dhalin layga fooliyay ayaan dareemay sidan cadodo iga guurta dhabarka waxa layga muday irbada xanuunbabiya oo ila hada i xanuunaysa meshi layga muday dhabarka mudada labada sana laga joogo dhalmadayda. Halmar hadi dhiigu igu dhaco waxn dareemaya inan fududay oo anan qabin wax. Xanuuna xata dhabarka wax yar oo  mesha layga muday mooyan. Waxa jirto mararka aadka u kala fog ee uubigu dhahy cadi ahantisa iigumuu dhicin ee waxn cunay dhir mu daawad ah oon u niyaysty inay iga keenayan kuna  cafimaday alxm balse marki labad waan cunay mudawadki wax iguma dhicin hadana waxn ku kabtay dhakhtarkiwuxuna isoo siiyay kini keena dhiga balse ima cawin isna  iguma dhicin muda 6b ah malin ayaan ilahy salada  ku barysy inuu dhigi igu dhaco malinti ayuu igu dhacay alxm oo hada laga joogo 6 bilood intaasna iguma dhigin marki hore ee uu igu dhacay bil kadib waxn rajaynayay inu igu dhaco balse iguma dhicin markan nin kayda isku tagnayb wuu igu dhici wayay   wax uurana ma lihi waxn dareema xanuunbadan walwal ah badan waxn is waydiya maxa dhibo jira  mana ihi qof weyn oo uu ka guuro dadaydu waa 26 sano hadaba dhakhtar waxn kaa codsanaya inad iiga soo jawabto fariintaydan aadka u dheer anoo kaga mahad celinaya wanan soo aqrisktay casharada ku sabsan cado khalkhalka eed oo dhigtay balse taydu way ka duwan tahy waxn rajay naya inad taladada ila soo wadagto iino sheegto cunto nafaqo leh oo jidh kaydu uu wax ka helayo ama wixi talo ah mahadsanid ????????




Offline Milica_soomali

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 64
  • Points: +0/-0
Re: Cadada iga tagtay
« Reply #1 on: February 07, 2021, 11:28:42 PM »
Gabadha, waa inaad in badan nasataa, biyo badan cabtaa, cuntaa cunto caafimaad leh, seexataa 8 saacadood habeenkii. U tag dhaqtarka una sheeg dhibaatooyinkaaga, hadii uusan ku dhageysan, dhakhtarka u beddel. Xaalad kasta oo caafimaad waxay u horseedi kartaa cawaaqib xumo. Waxay kaa eegi doonaan si guud oo waxay arki doonaan waxa khaldan, waxay u qaadi doonaan dhiig baaritaanka waxayna arki doonaan wadnahaaga, garaaca wadnaha, cadaadiska, xanuunka dhabarka. Gabadh is ilaali!


 

Su'aal: Qanjirka kilkilaha oo barara xiliga cadada maxa keeno?

Started by Cayuush OmerBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5914
Last post March 03, 2016, 02:04:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hoormoonada jirka oo qaldan iyo cadada oo warersan?

Started by ShaxshaxleeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5218
Last post March 21, 2015, 01:29:43 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hurdo la'aantada habenki iyo cadada ay ku xanunsato?

Started by Hassan_gaid13Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2855
Last post February 08, 2016, 03:13:46 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhiiga Cadada oo an goin ilaa bil?

Started by Anisabdi51Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4465
Last post July 14, 2017, 08:06:45 PM
by SomaliDoc
Su'aal: 12 malin markey ka harsantahay cadada?

Started by KaifmuseBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3727
Last post September 05, 2018, 08:10:45 PM
by SomaliDoc