Author Topic: Xaniinyaha ayaa i xanuunayo  (Read 3591 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Xuseen badmaax

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Xaniinyaha ayaa i xanuunayo
« on: February 11, 2021, 07:20:52 PM »
Waxaan ahay ardya jamacded 22 jir. Waxaan garaadaystay anoo siigaysta waliba qaab ka duwan sida caamka qoorahayga ayaan ku cadaadiyaa meel adag intaan caloosha u seexdo anoo bowdada iyo meesha adag ee dhulka kala dhex galinaya xubin kayga cadaadisna waan saaraa anoo samaymaya dhaqdhaqaaq sida galmada caadiga ah oo kale. Markaam mudo sidaa kusii waday waxaa i xanuuntay xaniinta midig xaga ka sareysa dhakhtar baan aaday daawadii iyo biyihii uu ii qoray waan ku fiicnaaday hadana caadadii waan joojin waayay xubintii ayaa diirka inta uu ka baxo mar walba dib ii bugsato hadana waan ku noqon jiray siday sidaa u ahayd xubintaydii waxay noqotay mid aad wax u dareenta ilaa aan dharkii xudhan kari waayay ugu dambayn waxaa ku biiray labada xaniinyood oo i bararray i damqanaya markaan dusha ka taabto ama xuubka sare maro taabato. Daawo waxba iima tarayso xanuunkiina waa sidiisii xataa anoo daayay siigadii. Maxaan sameeyaa mana guursan karo oo arday baan ahay.




Offline Milica_soomali

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 64
  • Points: +0/-0
Re: Xaniinyaha ayaa i xanuunayo
« Reply #1 on: February 17, 2021, 04:23:10 PM »