Author Topic: Faa'iidada caafimaad ee hilibka  (Read 3614 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ahmed_Carab

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 53
  • Points: +0/-0
Faa'iidada caafimaad ee hilibka
« on: February 19, 2021, 01:19:42 PM »
Asc, bacda salaam.

Waxaan rabaa in aan xog buuxda ka helo faa'iidada uu caafimaadka u leeyahay hilibka, maxaase laga dhaxli karaaa haduusan qofka cunin wax hilib ah?




Offline Milica_soomali

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 64
  • Points: +0/-0
Re: Faa'iidada caafimaad ee hilibka
« Reply #1 on: February 22, 2021, 08:02:56 PM »
Waa inaad ka fogaataa hilibka doofaarka sababo caafimaad awgood. Sidoo kale hilib kasta oo dufan leh. Cun hilib cad (turkey, digaag) iyo kalluun - taasi waa tan ugu caafimaad badan.