Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Faa'iidada caafimaad ee hilibka

(1/1)

Ahmed_Carab:
Asc, bacda salaam.

Waxaan rabaa in aan xog buuxda ka helo faa'iidada uu caafimaadka u leeyahay hilibka, maxaase laga dhaxli karaaa haduusan qofka cunin wax hilib ah?

Milica_soomali:
Waa inaad ka fogaataa hilibka doofaarka sababo caafimaad awgood. Sidoo kale hilib kasta oo dufan leh. Cun hilib cad (turkey, digaag) iyo kalluun - taasi waa tan ugu caafimaad badan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version