Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Suaal: Halis miyey leedahey Saliida neo hair oil?

(1/1)

King11:
Dr wan ku salaamey , waxan rabey inan ogaado  saameynta saliidaas (neo hair lotion) ey leedahey wax miyeey i dhimi kartaa ragganimada?

Milica_soomali:

King11:
Saliidas dad badan oo an aqaano ayey timo u soo saartey marka ma qaadan karaa bila dhaqtar waxa kale oo rabey  markan baarey
hormone dht aya  ey block gareysaa
Maxa isbadal oo jirka ku dhacaya mar hadii hormonkaas ey hoos u dhigto ?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version