Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Suaal: Halis miyey leedahey Saliida neo hair oil?
(1/1)
King11:
Dr wan ku salaamey , waxan rabey inan ogaado saameynta saliidaas (neo hair lotion) ey leedahey wax miyeey i dhimi kartaa ragganimada?
Milica_soomali:
King11:
Saliidas dad badan oo an aqaano ayey timo u soo saartey marka ma qaadan karaa bila dhaqtar waxa kale oo rabey markan baarey
hormone dht aya ey block gareysaa
Maxa isbadal oo jirka ku dhacaya mar hadii hormonkaas ey hoos u dhigto ?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version