Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Indho cagaaran

(1/1)

Wiilsoomaali:
Asc doctor waxaan ku aragnay ilmayar OO jira maalmo kooban 5 cisho indhihiisa ayaa cagaaran wuuna kudhashey marka maxay noqon kartaa sideese loodaawayn karaa
Mahadsanid somali doctor

Milica_soomali:

Navigation

[0] Message Index

Go to full version