Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Caruurta cunta ka soonta

(1/1)

Muxya62:
Asc wr wb dr waan ku salaamay
Slan kadib dr waxaa ii jooga cunug 2 sana jir ah marka cunto ayaa diiday markuu cun isdhahaba lalaba ayaa qabaneysa ee maxaa uwanaagsan oo uu qaadan karaa?
Hadda wuxuu quutaa caana liidada iyadu lafteeda safiican uma cabo
 Marka dawo Aan dgibaata ukeeneynin oo cuntada u fureysa ma jirtaa

Mhdsnd dr

Milica_soomali:

Navigation

[0] Message Index

Go to full version