Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Lugta bidix oo ibararan
(1/1)
Elma:
Asc.
Waxaan barar saa id ah ku hayaa lugtayda bidix faraha hoose illaa inta jilibka ka hoosaysa. Waxaan dareemayaa kaar, socodka badan wey isii bararaysaa,sidookale salaada tukasha deedu wey idhibaysaa.
Lugata bidix kaliyaan xanuunka ku hayaa.
Arintaas tala iga siiya iyo waxa ay thy, mahad sanidiin
Milica_soomali:
Navigation
[0] Message Index
Go to full version