Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan qabaa gaaska bakteeriyada?
(1/1)
			zaki86603:
			
			Asc calaykum diktoore waxaan isku arkay inaan neefta tiriyo caloosha iyo sanka waxaan qabaa gaas bakteeriyada sideen yeelaa daawo dabiiciya ma jiraan isoo jawaab waxaan qaatay 5 bilood omeprazole daawo kale layguma darin marka maxaan sameeyaa 
		
			Milica_soomali:
			
			
		
			Mo jiiiiiiiijj:
			
			Wllky ana kaa caawina taas gaaska bacteriyada leh waxa lagu cidhib tiraa antibiotic lkn antibiotic dhibaato aad u daran ayu kuu gaysan kara ilaa al aankaas ana kaso kabsan la antibiotic waxa uu dilaa bacteriyada wanaagsa  ee alle inugu aBuuray ee lagu magacaabo probiotic jidhkana faaiido bdn u leh marka waxa aan ka caawinaya dabiici in aad ku disho gaaska bacteriyada wata taas oo lagu magacaabo hpylori 
Bismilaah 1 toonta sulaxdii xbd ka qaado qaydhiin ah 2 sinjibiilka qoyan 3 xanjada luubaanta dakarka laga sameeyay 4 huruudka 5 saliida qumaha ee dabiiciga ah 6 yougrka dhanaan 7 tufaaxa ilaahay kaasho biyo u kaban maysid insha allh faahfahim dheeraad ah lambarkyga igala soo xidhiidh 0653320442
		
Navigation
[0] Message Index
Go to full version