General Discussions > Feel Free Here

Halqabsiyo soomaali ah!!

(1/1)

IsseGole:
Dear somali people
waxaad ogaataan inaad leedihiin luqad aad u sal ballaaran oo qani ku ah hidaha iyo hadal murtiyeedka, gabayada, geeraarada, iwm. Dadkii hore hadalkooda badanaa wuxuuba iska ahaa murti iyo maahmaah, sidaa darteed dadka qaar waxay yiraahdaa Rag waa raggii hore Hadalna waa intuu yiri. anigoonan ku waafaqsanayn dabcan ra'yigaas, ayaan waxaan jeclahay halkan inaan idiin kaga soo gudbiyo wax laga soo uruuriyay murtiyaha iyo halqabsiyada soomaalida oo kulli gabayo kalmado laga soo aruuriyay ah, marka enjoy it and read it.
http://www.doollo.com/mainpage/halkudhegyo/halqabsi.htm
Ciise Dheere

Navigation

[0] Message Index

Go to full version