Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Saxarada
(1/1)
Ashom:
Asc somalidoc
Hadii saxarada eena kugu dheganeen oo kistoo tahay jileec laakiin markeey soo baxeeyso eena u soobaxeeyn siwanaagsan
Taas oo lagu caawinaayo farta si'ee usoo baxdo
Xiliga caawimaadana oo farta adeegsaneeyso ee raaxo badan lee dahay
Markaad suuliga kasoo baxdana dabada dhan ku xanuuneyso
Maxaa keeno???
Milica_soomali:
Navigation
[0] Message Index
Go to full version