Diseases and Conditions > Cudurrada Maskaxda

Xanuun

(1/1)

Buulka:
Asc wan salamaya dhaman dhakhatirta. waxa igaxanunsaneysa gabar qof weyn ah waxan uqaday Ethiopia dhakhtarkii waxu saray MRI waxuna kushegay biyo kaga jira madaxa biyihii waa lagamiray dhinaca dhabarka xangulaha  waxu noqoray dawo bil ah. bil kabacdi markan kulabanay waxu noshegay in biyihi ey kusolabten eyna tahay in hadana laga shubo.asagon noshegin sababta kenwysa biyaha, Waxana ladhahay hadii mar kale xangulaha tuubo laga suro in qofku uu baralis ama naafo noqonayo. Fadlan talo isiiya maxan subin karaa. Mahadsanid

Navigation

[0] Message Index

Go to full version