Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Suaal
(1/1)
			Mohamali:
			
			Xaaskayga caadada ka wareertay ilaa sanad takhtar gynaecology u tagnay baaritaan ka dib waxuu kaqaaday hormone test AMH iyo FSH hormones. AMH waxuu noqday 0.01 halka FSH uu noqday 27.5. Waa qiyaas 47 Sano jir hore caruur  u  soo dhashay. Walaalayaal soo sharaxa  cabiradaas malaga yaabaa inay uur qaado  hadii marmar caado hesho. Yacni caadadii waa jirtaa marmar hada 3 bil ugu dambaysay ay si caadi uga socotay.bil ka hor kaadida ayay ku aragtay midas iyo tuushka.
		
			Mohamali:
			
			Asc  suaal baan idin soo waydiiyay oo ay baahi wayn noo hayso jawaabteeda aniga  iyo xaaskaba. Waqti  deer may qaadataa  jawaab holidays?
		
			SomaliDoc_:
			
			
		
Navigation
[0] Message Index
Go to full version