Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Sual

(1/1)

Kaatib:
Asc somalidoctrs wad mhsntihiin marka hore waxaa rabaa inaa idin weydiiyo afqaraar ayaan isku arky markan isticmaaly antibiotics gaas leygu soo qorey markii leyga hely bacteriyada caloosha waa daawooyinka trio leysku dhaho ee ka kooban lixda xbo oo 3da loo cuno marka af qaraarka mxaa keenaayo oo hdane baxeynin ma wax iska caadiyaa oo daawada wadato mise waxkle ayaa jro ?

SomaliDoc_:

Navigation

[0] Message Index

Go to full version