Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: Admin on November 20, 2013, 11:27:22 PM
-
(http://i.dailymail.co.uk/i/pix/2013/11/20/article-2510539-1988FDD900000578-224_634x710.jpg)
Maxaa ka taqaanaa cudurkaan?, maxaa keeno?, sidee looga hortagaa? sidee loo baaraa? halkuu kaga badan yahay dhulkeena?, sideene loo daaweeyaa?
-
Waxaa la dhahaa Elephantitis waxaana keena dixiri yar yar ah, maahi dhakhtar ama medical student that is all i know.