Somali Medical Forums

Finance & Aid => Scholarships and Opportunities => Topic started by: Said on October 03, 2007, 09:21:43 PM

Title: kusoo dhowaada qeybtaan
Post by: Said on October 03, 2007, 09:21:43 PM
Somali IDB  students assciation in YEMEN waa urur mideeya ardayda soomaliyeed ee wax kabrata dalka yemen deeq waxbarashana ka heysata bangiga islaamaka ah ee horumarinta(Islamic Development Bank).
wuxuu uruku tiigsanayaa sidii loo heli lahaa aqoonyahanno isku xiran oo leh ujeedo mideysan, fikir mideeya, maamul mideeya, si ummaddeena soomaaliyeed loogu adeego.

haddaba waxaan halkana kusoo dhoweyneynaa dhamaan afkaartiina kaladuwan, anagoo rajeyneyno inaan kala faa'iideysan doono aqoon, khibrado, afkaar kala duwan iyo in sidoo kale aan kuwada xiriino halkaan,,,
Title: Re: kusoo dhowaada qeybtaan
Post by: IsseGole on October 03, 2007, 10:50:37 PM
Salaan ka dib;
I am very pleased to see you here dr.said, and I am looking forward for your enourmous participation and future posts as well.
I am also glad of being the global moderator in the forum here and a member of the IDB students association under your command as well.
Well, I hope we will be seeing each other a lot here after.
Thank you.
Ciise Dheere.
Title: Re: kusoo dhowaada qeybtaan
Post by: Waxbaro! on October 04, 2007, 03:54:00 AM
Thanks Said for your welcoming.
I am asking if all these students sponsored by IDB are in medical field or not?
If yes how many of you are under this umbrella?
thanks

Waxbaro!
Title: Re: kusoo dhowaada qeybtaan
Post by: Dr.Adnan on December 05, 2007, 03:10:35 PM
Asalaam
Walaalayaal waan idin salaamay , run ahaantii ma ihi ardayda joogta yaman laakiin waxan aan joogaa dalka Jordan laakiin waxa ina mideeyaa waa deeqda waxbarasho ee aan ka helnay banka horumarinta islamka IDB .
run ahaantii ilaa dhawr iyo afartan arday waan nahay , waxa medicine aan ku nahay ilaa 11 arday oo sanad kastaba leh. waxaan jecelahay in aan wada xidhiidhno. :D
Title: Re: kusoo dhowaada qeybtaan
Post by: Yahye on December 05, 2007, 07:05:17 PM
 After salaam
Thanx dr Said sh.maxamed 4 welcomin n i hope we will share ideas here