Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bardacad33 on July 21, 2013, 11:09:49 AM

Title: Su,aal kusabsan jabnin ka lafaha
Post by: Bardacad33 on July 21, 2013, 11:09:49 AM
Asc bacda salaa hadan ugudbo su.aashay da lafaha walaal lafta dhudhunka ayaa i jabtay wana lakabay mudada ay kabna ha isaaran wa 40 bari midakale lukta kale way isku so labatay sidi cagolki okale wana laka la bixiyey marka walaal inte qofka ku kab maa kalaba xase side lo daweya
Title: Re: Su,aal kusabsan jabnin ka lafaha
Post by: SomaliDoc on August 23, 2013, 01:15:48 PM
Mudada aad ku kabmayso waxay ku xirantahay meesha aad ka jabtay iyo qaabka aad u jabtay iyo kabniinka nooca laguu adeegsaday, fadlan la xiriir takhtarka ku kabay si aad uga ogaato.