Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kall on January 03, 2017, 05:44:21 PM
-
:)
Nabad miyaa . Waxaan salaamayaa dhakhaatiirta . Aniga Waxaa igu adag sida loo isticmaalo bogga.
Aniga Waxaa dhib igu haayo nabro iiga soo baxo garbaha iyo duudka ( wounds shoulder) ee sideen ugu hurtagaa ? Nabraha waa nabro yar :)
-
Nabraha waxaa lagu garta aragti ee fadlan la xiriir dhakhtar.