Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Caamirgroup on January 05, 2017, 11:29:03 AM

Title: SU'AAL: LUGA XANUUN XILLIGA ORODKA JIIMKA AMA JIMICSIGA ?
Post by: Caamirgroup on January 05, 2017, 11:29:03 AM
Assalamu caleykum dhamaan bahda Somalidoc.com
salaan kadib
mudo bil ah ayaa waxaan wadaa jiimka ama jimicsiga ,waxaan isku arkey markii aan orodka bilaabo in lugaha meesha shanshada iyo qoobka u dhaxeyso ey ixanuuneyso labada lugood , xitaa gacanta laguma taaban karo xanuun dartiis, maxaa xal u ah Talo bixin ayaan rabaa hadii iiga xog ogaalsantihiin
Mahadsanidiin dhamaan
Assalamu caleykum  :( :(
Title: Re: SU'AAL: LUGA XANUUN XILLIGA ORODKA JIIMKA AMA JIMICSIGA ?
Post by: SomaliDoc on April 04, 2017, 03:09:05 PM
Horay ayaan qoraal uga diyaarinay cilladaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2691.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2691.0)