Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Firdawza Cabdi on March 29, 2015, 09:47:42 AM

Title: Su'aal: Cagta hoose iyo calaacalaha ayaa i hura?
Post by: Firdawza Cabdi on March 29, 2015, 09:47:42 AM
ASC dhaamaan Doctorska sharafta leh. waxaan ixanuuna oo ihura cagta hoosteeda iyo calaacalaha gacmaha mana garanayo sababta runtii. sidoo kale waxan dareemaya daal iyo wadna xanuun waxyar hadaan socdo waan hinraagaya.
mahdsnidiin
Title: Re: Su'aal: Cagta hoose iyo calaacalaha ayaa i hura?
Post by: SomaliDoc on March 30, 2015, 04:25:41 PM
Caga hurka, daalka iyo wadna garaaca waxaa keeni karo Gaaska, isagaana ugu badan waxa ay soomaalidu ka cabato.
Waxaa kaloo keeni karo haddii aad qabtid wadna xanuun ama ay jirkaaga ay ku yaryihiin fitamiinada qaar.

Fadlan la xiriir takhtar si xanuunadaas lagaaga baaro.