Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Osman11 on March 30, 2015, 07:06:37 AM

Title: Su'aal: Siigeysiga kadib maxaa Xal ah?
Post by: Osman11 on March 30, 2015, 07:06:37 AM
Mudo aad u badan ayaan siigeysanayay laakiin markaan ogaadey inuu dembi yahay waan iska dhaafey mudadii aan qabatimey siigeysiga waxaan arkey in xubinteyda taranka jilicdey aadna u yaraatey hadaba waxaan takhaatiirta waydiinayaa sidee usoo celin karaa awoodeyda raganimo ama u adkeyn karaa xubinteyda taranta maxaanse isticmaali karaa si aan u wayneeyo xubinteyda taranta Sidoo kalena Gymta ama dhisida murqaha Jirku maka qayb qaadan kartaa adkeynta iyo waynaanta xubinta taranka ee ragga.


Waad mahadsantihiin bahda SomaliDoc.
Title: Re: Su'aal: Siigeysiga kadib maxaa Xal ah?
Post by: SomaliDoc on March 30, 2015, 04:35:19 PM
Fadlan halkaan ka akhriso dhibaatooyinka uu keeno siigeysiga iyo siyaabaha loo xallin karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)
Jimicsiga ma gym-ka wax xiriir la leh inuu adkeeyo ama kobciyo xubinta taranka ma jirto.
Cunno gooni ah oo loogu tala galay inay wayneysane ma jirto.