Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jalani772 on August 14, 2018, 08:16:32 AM

Title: Su'aal: Dhiigbax ama dhareer ilkaha ka imaanayo?
Post by: Jalani772 on August 14, 2018, 08:16:32 AM
Asc dr
Waxaan isku hayaa xilliyadda hurdada dhiigbax ama dhareer ka imaanaya geesaha ilkaha ama gowska.
     
Maxaa sababi kara?
Sidee isaga daween karaa
Title: Re: Su'aal: Dhiigbax ama dhareer ilkaha ka imaanayo?
Post by: SomaliDoc on January 22, 2019, 08:37:20 PM
Waxyaabo badan ayaa keeni kara in afkaaga dhiig ku aragtid adigoo jiifa, waxaa dhici kara inaad ilkaha isku xoqdid ama carabka aad ruugtid taasoo ah caado dadka qaar ay qabaan, warne aysan u hayn, waxaa kaloo dhici karta in cillad xinjiroobista dhiigga inuu jiro, taladaydu waa inaad dhakhtarka ilkaha la xiriirtaa si looga shakki baxo inay jirto cillad ilkaha ama ciridka ah oo iyaguba keeno dhiigbax afka ah.
Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0)