Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on July 11, 2017, 09:40:35 AM

Title: Su'aal: Siigada ma keeni kartaa dheerar?
Post by: Kamaal on July 11, 2017, 09:40:35 AM
Asc dhaqaatiirtena calamiga salaan aad u qaaliya kadib

Waxan ahay dadka cadada siigada la qabsaday mudo ayaan waday wana iska goyn waayey waxan isku arkay dheerar saaid ah sida in wajiga i dheeraado lugaha gacmaha asbuucan siigaystana dadku waxay igu dhahaan dheerar badnidaaa marka digtoore siigada makeeni kartaa arintaas maxaase sababa dheerarka saaidka ah :'( :'( :'( in aan jawaab ka helo wan rajayn
Title: Re: Su'aal: Siigada ma keeni kartaa dheerar?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2018, 01:15:57 PM
Halkaan ka akhriso dhibaatooyinka siigada ee la isku arko: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0)