Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiqani Dhoobo on February 07, 2016, 01:14:36 PM

Title: Su'aal: Xanuunka Laleemada maku dhici kartaa dhalinyarada?
Post by: Abdiqani Dhoobo on February 07, 2016, 01:14:36 PM
Asc.

xanuunka Laleemada maku dhici kartaa dhalinyarada da'doodu ka yartahay 25 sano?  Haday ku dhacdo se waa maxay sababtu  madaama laleemada ay keento duqnimadu?

thanks.
Title: Re: Su'aal: Xanuunka Laleemada maku dhici kartaa dhalinyarada?
Post by: SomaliDoc on February 12, 2016, 08:16:14 PM
Laleemada way ku dhici kartaa dhalinyarada, waxayna ka timaadaa cillad gaarto maskaxda qeybta kontoroolka qaabilsan.
Waxyaabaha dhalinyarada u keeno waxaa ka mid ah:

Haddii qof dhalinyaro ah lagu arko arrintaan waa in si dhakhso ah loola xiriiriyo dhakhtar si loo ogaado cilalda jirta, baaritaanadu waxay isugu jiraan dhiigag iyo qalab scan oo madaxa lagaa saaro.