Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ina jeyte on February 03, 2016, 07:02:20 PM

Title: Su'aal: Xanuunka layiraa LUPUS ka iyo daawooyinkiisa?
Post by: Ina jeyte on February 03, 2016, 07:02:20 PM
Asc walaal waa idin salaamay marka hore marka xiga waxaan idinka codsamayaa inaad wax iiga faaiideysaan xanuunka layiraa LUPUS ka iyo daawooyinkiisa xaaskeyga ayaa laga sheegay.  Waa cali jeyte
Title: Re: Su'aal: Xanuunka layiraa LUPUS ka iyo daawooyinkiisa?
Post by: SomaliDoc on February 10, 2016, 02:14:46 PM
Halkaan ka akhriso waxa uu yahay xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3612.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3612.0.html)