Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Guhaad Cabdi on February 06, 2016, 06:41:25 PM

Title: Su'aal: Waxaan qawa dhago culees?
Post by: Guhaad Cabdi on February 06, 2016, 06:41:25 PM
Asc waan idin salamay dhamaan dhaqatirka sharafta leh salaan kadib su aasha aan qawo waxa weeye waxan isku arka maqal yari een tani wey ka duwantahay maqal laan waxkasta iyo jug kastaa wan maqlaya hadalkastana waan maqlaya lkn fahanka aya igu adag hadalada normalka oo an qelada ahen oona aan gaabnen si caadi ah ayan ufahmaya lkn qofka codkisa aye ku xirantahay codadka fasiixa ah wan maqla lkn kuwa gaagaaban iyo ma fahmi karo lkn wan maqlaya in qofka uu hadlayo lkn hadalkisa aya gurxan iga jiro kuma dhalan mana ahen lkn waxa sababay sida ay ila tahay maskasda oo jug leyga gaarsiyay o babis so daran qof xoogan iga dhuftay dhawaqna ka yeray dhegta iyo madaxaba jugtas kahor wan ficna lkn waxay ahey qiyasti 2005 melahas iskulka qof furfuran ayan ku aha sheeko jecel lkn waxan isku arkay in maqalka u yaranayo dhaqatir wan tagay kuwa masari ah kuwa kale lkn midki ugu dambeyay wuxu aha neurologist oo iisurta galiyay in aan sidi hore aan ka ronado dawoyinga hada an qato waxa kamid ah betahistine dehydrochloride marka maskaxdeyda caajis aye darentan intanlagu guda jiro waxbarashada oo macalinka si toos ah ula socon karo sual hadi ley weydiyana waxanba ka cabsada ina maqli wayo wana iska ilaliya sidee xal ah
Title: Re: Su'aal: Waxaan qawa dhago culees?
Post by: SomaliDoc on February 10, 2016, 03:33:30 PM
Su'aashada halkaan ayaa looga jawaabay ee ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6379.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6379.0.html)