Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamud Jamac on February 07, 2016, 06:17:39 AM

Title: Su'aal: Dhaguhu way I cuslaanayaan mar marka kasii danbaysa?
Post by: Mohamud Jamac on February 07, 2016, 06:17:39 AM
asc doctor aadbaan kuu salamaya waxaan rabaa inaan kuwaydiiyo suaal doctor waxan ahay wiil dhalinyaro Ah in mudo Ah waxan Iska dareemayaa indhaguhu ay I cuslaanayaan mar MarkA kasii danbaysa way ISii cuslaanayaan  mar walbana Waa cabudhsanahay markaa Maxaa sababa arintaa doctor aadbaaD umahadsan tahay
Title: Re: Su'aal: Dhaguhu way I cuslaanayaan mar marka kasii danbaysa?
Post by: SomaliDoc on February 10, 2016, 03:45:06 PM
Halkaan ka akhriso dhago culeyska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6379.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6379.0.html)
Waxaad kaloo akhrisataa maqalka oo daciif ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,417.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,417.0.html)