Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdicasiis on September 25, 2016, 05:13:11 PM
-
waad salaamantihiin dhakhatirta sharafta leh asc sln kadib sidee loogu daaweeyaa geedka dhaga yaraha Biyo baxa degdega ah
-
Halkaan ka akhriso geed dhaga-yaraha faa'idooyinka nafaqeed iyo mida caafimaad uu xambaarsan yahay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5320.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5320.0)