Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saarsaare on August 10, 2015, 07:17:35 AM

Title: Su'aal: Sidee dhibka siigaysiga loo xalin karaa?
Post by: Saarsaare on August 10, 2015, 07:17:35 AM
Sidee qof mudo dheer siigaysan jiray dhawaana naag guursaday naagtiina u galmoon waayay dib loogu dawayn karaa haduu joojiyay caadadaas xun maxaadse qofkaas kula talinaysaan haduu joogo somalia xagee buu dhakhtar howshaas qaabilsan oo caafimaadkiisa hagaajiya ka heli karaa fadlan jawaabta runtaa nasoo siiya waad mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Sidee dhibka siigaysiga loo xalin karaa?
Post by: SomaliDoc on August 10, 2015, 11:02:29 AM
Qoraalkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)