Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuqfaa on March 01, 2016, 11:43:08 PM

Title: Su'aal: Quetiapine fumarate?
Post by: Nuqfaa on March 01, 2016, 11:43:08 PM
Asc DR Waan idin salamay waxaan rabaa in la ii faafahiyo jiro liigu dhahay waad qabta  waxaan u tagay DR maskax wareysi badan suaalo badan wuxuu ii dheegay in aan qabo (PIBPLAR DISORDER ) oo ilaa yarasnteydi baan ugu sheekeyay qaabka aan u xanuunsanaa iyo waxaan daremi jiray ilaa hada dareemo cabsi saaid niyad jab waxaan arkaa wax aan dadka u jedin dagaal badan xanaaq badan in wax i waardiyeynayo waxan arkayaa sawiro midabo in xitaa tv ga aniga iga hadlaayo baan mooda ma is kontorooli karo wax ma baran karo bulshada lama dhaqmi karo aad baan u baqayaa iyo wax badan iyo xanuun dhakna bidix ah marka waxey isoo qorreen dawadan (QUETIAPINE  FUMORATE ) waxan rabaa bal waligey miyaan qaadanayaa cudurkaas ma waali baa ma wax laga bigsoon karaa oo wax miyaan baran karaa noloshheyda cadi maku soo noqoneysaa iga jaahil bixi waxey kaloo ii shegen in daawo kale ley sinayo oo an qabo waxey dhahaan BARINOOYO lkin 3 week ka dib bey dhehen tan aan aragno saa ku noqoto
Title: Re: Su'aal: Quetiapine fumarate?
Post by: SomaliDoc on March 09, 2016, 04:25:16 PM
Fadlan akhriso dhowr qoraal oo la xiriiro xanuunkaan:
1- La noolaanshaha xanuunada maskaxda: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,785.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,785.0.html)
2- Schizophrenia: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,935.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,935.0.html)
3- Bipolar: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6536.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6536.0.html)
4- Paranoia: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3815.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3815.0.html)