Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Eng Khalid on August 04, 2016, 01:34:26 PM

Title: Su'aal: Maqaarka Cagaha Hoostoda?
Post by: Eng Khalid on August 04, 2016, 01:34:26 PM
Asalaimu Alaikum. Waxan u mahad celinayaa Dhakhaatiirta Somaliyeed.
Waxaan isku arkay mudo 2 Sano ah . Cagaha hoostoda oo iga soo yaacay Nabro Madoow iyo Cadaan ah oo aan ku arkay Cun Cun yar, Faraha dhexdooda. Waxayna ku fideen labada cagood (Calacalaha Gamahana iyo Lugaha) Fadlan waxan ka codsanayaa In la iisheego Xanuunkaas sida aan iskaga daween karona la ii sheego. Waad mahadsantihiin.
Title: Re: Su'aal: Maqaarka Cagaha Hoostoda?
Post by: SomaliDoc on October 02, 2016, 08:44:23 PM
Sidaas laguma ogaan karo ee fadlan la xiriir dhakhtar si aragti loogu garto nabrahaas.