Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Husein Abu Bakar on January 18, 2018, 11:27:18 PM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay calaamadaha Gaastrik?
Post by: Husein Abu Bakar on January 18, 2018, 11:27:18 PM
marka hore waxaan idinku salaamaya salaanta islamka asc wrwb salan kadib waxaan idinkaga mahad celinaya howsha muuqata ee aad noo heysaan hadaa nahay bulshada somaliyed meel kastooy kala jogto calamka abaalkina ma gudi karno waana idin bogaadina halkeeda kasii wada
markaan u gudubo suasha aan qabo dr waxaa isku arkay calaamadaha gaastrik sida kuleyl iyo kor hor wadno garaac saaid ah lkn waxa isi dheer xanuun madaxa ah iyo qoorta ilaa dhabarka afkuna waa qaraar talo isiiya plz
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay calaamadaha Gaastrik?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on January 21, 2018, 06:49:59 AM
Halkan ka akhriso xanuunka Gaaska, waxa keeno iyo sida loola tacaalo.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)