INAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Anigoo ku hadlaya magaca bahda SomaliDoc (http://www.somalidoc.com), waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehaladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen dhakhaatiirtii ku dhimatay qaraxii maanta ka dhacay xafladdii qalin jabinta ardayda jaamacadda banaadir, ehelladooda iyo qaraabadooda sabar iyo iimaan allaha ka siiyo, waxaan kaloo ilaah uga barbayayaa intii wax ku nqoteyna inuu bogsiioyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
(http://www.bbc.co.uk/worldservice/images/2009/12/20091203152416sawir7.jpg)
Qaar ka mid ah ardeyda caafimaadka ee maanta qallinjabiyay
بسم الله الرحمن الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله وبكاتة
اللهم صلي على محمد وعلى الة وصحبة
إنا لله وإنا إليه راجعون
اللهم اغفر لهم و ارحمهم و عافهم و اعف عنهم و اكرم نزلهم ووسع مدخلهم و اغسلهم بالماء و الثلج و البرد و نقهم من الذنوب و الخطايا كما ينقى الثوب الابيض من الدنس
إنا لله وإنا إليه راجعون