Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gacalsame on November 17, 2015, 10:43:54 PM

Title: Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka
Post by: Gacalsame on November 17, 2015, 10:43:54 PM
asc wr wb waa idin salamay dhamantin
waxaan weydin lahaa dhaqtarka waxan guursaday mar dhaw waxan qabaa xaaskeyga mudo dhan 10 maalmood sadaxda maalmo ugu danbeysay waxaa xanuunayo calosha mesha hoose iyo naasaha ibtooda
arintaaas maxaa keeni kara ???
barakalahu fiikum
Title: Re: Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka
Post by: SomaliDoc on December 05, 2015, 01:19:38 PM
Caloosha qeybta hoose oo majiir laga dareemo iyo culeys naasaha ah waxay ka imaan kartaa isbadal hormooanda ku dhaca, xilliga ay caadada soo dhowdahay oo kale ama xilliga arooska.
Waxay kaloo ka dhalan kartaa xanuuno kale oo aana labada astaamba aysan xiriir lahayn.
Fadlan hadduu xanuunka sii darsado al xiriir dhakhtar si loo baaro.