Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdulahi on August 06, 2011, 09:53:06 PM

Title: Su'aal: Digestion problem waa maxay?
Post by: Cabdulahi on August 06, 2011, 09:53:06 PM
asc walaal drs waa salaaman tihin salaan kadib walal   calool xanuun joogta ah ayan qabaa  mar waa istaagtaa caloosha marna waa socotaa iyada oo xanuun  iilasocdo   iyo guux iyo shanqarta caloosha oo markasta ah   marka walaal  xanuunkaas  bal faah faahin iga soo siiya iyo  calaamadha kuu leeyahya dheefshiid xumada  asc baarakalaahu fiikum
Title: Re: Su'aal: Digestion problem waa maxay?
Post by: SomaliDoc on August 08, 2011, 08:49:34 PM
Jawaabta su'aashaan mid la mid ah halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html)

Haddii aad weli qabto su'aalo dheeraad ah halkaan ka weydii

SomaliDoc