Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Laabta on April 15, 2012, 03:33:34 AM
-
Wan din salaay salan ka dib waxan oganah in dumarka ay qabab badan oo ay u hakiyan ilmaha ay jirto.
Lkin raga ma jirta waxan condom ehen oo u is ticmali karo inuu iilmo dhalin haday jirto magacyadoda dawadas inad i shegtan ayan rab? plz mahadsanidin :)
-
walaal aad ayaad ugu mahadsan tahay suáasha muhiimka ad weydiisay? waxaan rabaa in aan idinla wadaago research aan akhriyay mudo yar ka hor kuna qornaa joornaal kasoo baxay wadanka kenya waxaaa ku xusnaa in la ogaaaday miraha babayga (pawpaw-ga) ay leeyihiin effects la mid ah daawooyinka contraceptive pills lakin ilaa iyo hadda lama xaqiijinin mudada iyo dose ka keeni kara contraceptives -ka.
Walaalaha kale oo maqlay ama akhriyiaya research-kan fadlan uga faaiidee asxaabta web-ka.
Mahadsanid
-
Badanaa ragga lagu lama taliyo in ay qaataan daawooyin uureysiinta joojiso, maxaayeelay daawooyinkaan waxay dilaan unugyada shahwada (spermicides), waxaa laga yaabaa in ay saamayn ku yeeshaan unugyada soo saaro xawada/shahwada oo dhibaato kale ka dhalato, midda kale mid la isku hubo maahan waxaa laga yaabaa adigoo daawadaa qaatay in ay uur yeelato haweentaada, qaabka kaliya ee ragga aysan dumarka u uurayn karin waa in la gooyaa xarigga shahwada qaado (vasectomy).