Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xaraff on October 27, 2016, 08:43:59 PM

Title: Su'aal: Waqtiga uur qaadista?
Post by: Xaraff on October 27, 2016, 08:43:59 PM
asc dr.wall waxaad ii faa faahisaa waa maxay (14) ee aad sheegtay mara ayey ku haboontahay  uur qaa dista maxaad ula jeedaa 1-14naad miyaa mise 2badda dhiig mudada udhaxeyso miyaa wall inbadan noo sharax? thanks a lot with the respect..
Title: Re: Su'aal: Waqtiga uur qaadista?
Post by: SomaliDoc on October 31, 2016, 05:15:10 PM
Faahfaahinta su'aashaada ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5839.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5839.0)