Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Guud => Topic started by: Adenyare on November 03, 2017, 09:57:26 AM

Title: Su'aal: Cudurka Jabtida wax ma u dhimaa dareenka?
Post by: Adenyare on November 03, 2017, 09:57:26 AM
Marka hore wan idin salamaya mar xigta wan idinka mahad celinayaa shaqadan muhimka ah ee aad haysan kadib su al cudurka jabti layidhahdo wax ma udhimaa dareenka raga ama dumarka
Title: Re: Jabti
Post by: Akhaa Binu Jowhari on November 03, 2017, 10:06:27 AM
Fadlan halkan hoos ka akhriso jawaabtada.

http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1030.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1030.0.html)