Somali Medical Forums

Health Related Forums => Medical Stories and Jokes => Topic started by: Sadia on October 28, 2011, 10:23:51 AM

Title: Wiilkii Ilikta Jabnaa
Post by: Sadia on October 28, 2011, 10:23:51 AM
Maalin ayaa naag guri qaraabadeed dagann yihiin soo garaacday waxa albaabka ka furay wiil waxay ku tiri " hooyada ma joogtaa"  maya ayuu ku yiray wiilkii maalin kale aya hooyadii u qabsatay naagtii walasheed ku tiri maxay u imaa weysay waxa lagu dhahay wey imaaday lkn wiil ilikta ka jaban ayaa ma joogta dhahay.
hooyadii waxay tiri "Been ayee sheegaysaa inee imaado ayee diideysaa qof ilik ka jaban nooma joogo guriga" gabadhaydii aya ku tiri " hooyo ma ilaawday wiilkaadii"
hooyadii waxay tiri " oo o oo waan illaway lakin asaga maxuu afkiisa leerinayey"